Maamulka G/Banaadir oo ka farxiyey boqol ka mid ah dadka naafada ah (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in tallaabadani ay qeyb ka tahay qorsheyaasha maalmaha Ciidul Adxaaga ee Maamulka Gobolka Banaadir uu kaga qeyb qaadanayo farxad gelinta dadka danyarta ah. “Dadkeenna naafada ah waxa ay mudan yihiin daryeel joogta ah, cidda ay ka sugayaanna Alle ka sakow waa inaga, … Continue reading Maamulka G/Banaadir oo ka farxiyey boqol ka mid ah dadka naafada ah (Daawo Sawirro)